Ciidamada Ruushka oo galay Kharkiv iyo dagaal culus oo ka socda (Sawirro)

Ciidamada Ruushka oo laga soo daadiyey dayuurado ayaa maanta oo Arbaco ah cago dhigtaybartamaha magaalada ku taalla bariga Ukraine ee Kharkiv, waxaa sidaas sheegay ciidamada Ukraine, oo intaas ku daray inuu jiray isku dhac deg deg ah. “Ciidamada diyaaradaha lagu sido ee Ruushka ayaa soo cago dhigtay Kharkiv waxayna weerareen isbitaal ku yaalla magaalada, Waxaa … Continue reading Ciidamada Ruushka oo galay Kharkiv iyo dagaal culus oo ka socda (Sawirro)